H

T

M

L

-

K

O

O

R

S

O

-

D

O

O

R

HTML SHAXDA TUSMADA HTML

KU SOO DHOWOOW KOORSADA HTML

Waxaan insha allah halkaan si tallaabo tallaabo ah ugu sharixi doonnaa sida loo dhiso bog internet ah annagoo isticmaaleeyna HTML. Waxaan casharadeenna ku qaadan doonnaa luuqadda soomaaliga, toosoo aan rajeeyneeyno in dhinaca fahanka naga haqab tiri doonto.

Koorsada waxaan ka billaabi doonna billaaw innagoo raacinayna tusaalayaal si qof kasta si fudud u fahmi karo insha allah. Waxaan ognahay in Internetka wanaag iyo xumaanba laga faafin karo. Waxaan ka rajeeyneeynaa dhammaan ardayda koorsadaan ka qalin jebisa inay cilmigooda wixii wanaag ah u isticmaalaan. Waxaa diyaariyay koorsadaan Cabdikarim Maxamuud. Fadlan wixii talo iyo tusaale ah Halkaan noogu soo dir lafole@gmail.com


Cutubyada oo kooban

Riix magaca korkiisa si aad u furtid.

  Hordhac HTML
  Cahsharada


Hordhac HTML

     - Hordhac

Cutubyada

Casharada oo kooban

     - Casharka koowaad
     - Casharka labaad
     - Casharka Saddexaad
         - Tusaale Casharka Saddexaad
     - Casharka afaraad
         - Tusaale Casharka afaraad
     - Casharka shanaad
         - Tusaale Casharka shanaad
     - Casharka lixaad
         - Tusaale Casharka lixaad
     - Casharka todobaad
     - Casharka sideedaad
     - Casharka sagaalaad

Templates Dejiso
     - Template 01
     - Template 02
     - Template 03
     - Template 04
     - Template 05
     - Template 06
     - Template 07
     - Template 08

Haddii Template-ka kuu frmi waayo Prograamkaan kombiyuutarkaaga gelo
RIIX HALKAAN

Cutubyada

  OGEYSIIS
Arbacada 28 oktober casharkii wuu baaqday. Casharkii arbacada waxaan qaadan doonnaa axadda 1 novembar 2009 insha,allah.
27 oktober 2009

Arbacada 11 november Cahsarku wuxuu bilaaban doonaa 15:00 saac Fadlan ha la soo dadaalo.
11 Nov 2009

Waxaan halkaan hoose ka heli kartaa talooyink ku anfici kara
TALOOTIN
08-12-2009

Maanta 13:30 - 15:00 waxaan joogaa Hilversum. 16:00 waan imanayaa insha,allah. Nus saac ayuu casharkeenna dib u dhci doonaa.
09-12-2009 12:00 saac

Maanta casharkii wuu baaqday, barafka da,aya awgii. Email baan idiin soo diri doonaa xilliga kale ee ku habboon. Fadlan is gaarsiiya.
25-12-2009

Beritto ARBOCO 30-12-2009 15:00 saac Waxaan qaadan doonnaa insha,allah casharkii ugu danbeeyay. Fadlan is gaarsiiya.
29-12-2009