| Magac | Cadad* |
| Abdikarim M | 10 |
| Abdulahi J | 10 |
| Mohamed A | 15 |
| Ifrah R.Y. | 10 |
| Asha Y | 5 |
| Sahra Y | 10 |
| Mohamed C | 17 |
| Jata A | 10 |
| Muhubo J | 5 |
| Husein E | 5 |
| Bashir G | 10 |
| Farah Y. A. | 10 |
| Hassan A | 10 |
| Muhidin H | 15 |
| Jamaal Dini | 10 |
| Faysal M. | 10 |
| Bashir A. A. | 10 |
| A.Ali Nur | 10 |
| Abukar A. A. | 10 |
| Wadar | 192 |
*= bishii ayadoo € ah
|
 |
|
Himilo waxay dhaqaale ama qalab ku caawinaysaa keliya mashruucyada dadka deegaanku u dhibaateeysanyihiin. Si taas loo helo waxay wakiilada Himilo iyo maamulada degmooyinka noo soo gudbin doonaan hal warbixin. Warbixintaas ooa ay ku caddaynayaan dhibaatada dadka deegaanka ee u baahan in sida ugu dhaqsaha badan wax looga qabto. DHinaca kale waxaa dadka deegaanka looga baahanyahay inay gacan ka geeystaan socodsiinta mashruucyada sida: inay dhaqaale iska aruuriyaan, inay qalab keenaan ama inay xoog diyaariyaan.
Mashruucyada hadda Socda
|
|
 |
|
|