spacer
Welcome to www.himilo.org 1
Nederlands | English 1
logo 1
1
header
navigation
Tabarucayaasha
*= bishii ayadoo ah
Magac Cadad*
Abdikarim M 10
Abdulahi J 10
Mohamed A 15
Ifrah R.Y. 10
Asha Y 5
Sahra Y 10
Mohamed C 17
Jata A 10
Muhubo J 5
Husein E 5
Bashir G 10
Farah Y. A. 10
Hassan A 10
Muhidin H 15
Jamaal Dini 10
Faysal M. 10
Bashir A. A. 10
A.Ali Nur 10
Abukar A. A. 10
Wadar 192
footer
WARBIXIN XAALADDA WAXBARASHO GOBOLKA GALGADUUD

Warbixintan waxaa diyaariyay masuuliyiinta HIMILO ee Soomaaliya oo uu horkacayo Cali Maxamuud Cumar (Ciro). Warbixintan waxay qayb ka tahay warbixin guud oo laga diyaarinaayo xaaladda waxbarasho goobaha ay Himolo ka howlgaleeyso

Degmooyinka gobolka waxay u kala baxaan laba qaybood: Degmooyin xaaladooda waxbarasho wanaagsantahay, waxaa ka mid ah Caabudwaaq iyo Balanbale. Iyo degmooyin xaaladdooda waxbarasho liidato una baahan in la caawiyo. Warbixintu waxay si kooban u sharaxaysaa qaybta labaad. Qaybtan waxay u sii kala baxdaa laba qaybood: Qayb si tabaruc ah u shaqaysa oo in la xoojiyo u baahn iyo qayb wax dhaqdhaqaaq waxbarasho ah uusanba ka jirin, caruur badanna ay ku noolyihiin

Magaalooyinka aan wax iskuul ah ka jirin waxaa ka mid ah: Gadoon, Xanabuuro, Balacad, Geejir, Qodqod, Galqoryaale, Baxdo, Bangeele, Xagareey iyo Xiin Dheere.

Shaxdan hoose waxaa ku qoran iskuullada tabaruca ku shaqeeya

Nooca iskuulkaMagaaladaArdaydaMacallimiintaDhismaha
Hose/DhexeDhusamareb210914 fasal
Hose/DhexeCeelDhere10655 fasal
Hose/DhexeGiriceel23097 fasal
Hose/DhexeGiriceel15668 fasal
Hose/DhexeMatabaan16865 fasal
Hose/DhexeMareergur1355Kiro
Hose/DhexeGodinlabe19567 fasal
Hose/DhexeCadaado251108 fasal
Hose/DhexeGalinsoor11055 fasal
Hose/DhexeCeelahelay17965 fasal
Hose/DhexeCeelgras17675 fasal
Hose/DhexeCeelqooxle14975 fasal
Hose/DhexeGarable11144 fasal
Hose/DhexeCeelbuur246108 fasal
Hose/DhexeJacar12144 fasal
Hose/DhexeBargaan20654 fasal
Hose/DhexeGalhareeri25097 fasal
Hose/DhexeDari12944 fasal
Hose/DhexeDac12433 fasal
Hose/DhexeWabxo13854 fasal
Hose/DhexeTowfiiq13765 fasal
Totaal352713178 fasal

Back to top

footer
Masuuliyiinta HIMILO waxay balanqaadayaan haddii Alle yiraahdo, in wax alaale iyo wixii samafal ah ee la helo ay gaarsiin doonaan Degaanadaas iyo dadkiisa
Register Forgot Pass?