Xarunta weyn ee ururku waa magaalada Nijmegen ee dalka Holland, Sdioo kale wuxuu ururku wakiilk ku leeyahay Soomaaliya gaar ahaan magaalada DHusamareb. Haddii eebe yiraahdana ururku wuxuu xafiisyo ku yeelan doonaa gudaha Soomaaliya qaasatan magaalooyinka uu ururku ka shaqeeyo iyo caasimadda waddanka.
Faahfaahin dheeraad ah fadlan la xiriir xafiiska ururka ee Holland ama wakiilka Soomaaliya
|
Xarunta weyn ee Holland
Stichting HIMILO Postbus 4443 2003 EK Haarlem
Tel/Fax: (0031)6 41 41 91 14
E-mail: info@himilo.org
KvK: 09160117
|
Wakiilka Soomaaliya
Dr. Axmed Mahdi DHusamareb; Galgaduud
Tel: 002526 2275 213
|
|